Popular posts from this blog
President federal Republic of Somalia dr Hassan Shekh Mohamud
The President of the Federal Republic of Somalia, Hassan Sheikh Mohamud, who is in Baidoa, Bay region, is expected to launch the South West Reconciliation Conference, which will be attended by politicians and intellectuals of the administration. Stay tuned for the Opening of the Conference, God willing
Banaanbax
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr Ali Haji Aadan ayaa hor kacaya Shaqaalaha Wasaaradda Caafimaadka oo si wayn isugu diyaariyey ka qeyb qaadashada kacdoonka Shacabka ee ciribtirka kooxaha Khawaarijta. Shaqaalaha Wasaaradda Caafimaadka ayaa saaka xilli hore soo xaadirey xarunta Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka bulshada xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo ay ka socotey qaban qaabada Shaqaalaha Wasaaradda ee ka qeyb qaadanayo Kacdoonka Bulshada Caasimadda ee ka dhanka ah Khawaarijta. Bahda Caafimaadka Soomaaliya waxaa ka go'an heerkasta oo cadowga la isaga xureynayo in ay ka qeyb qaadato isla markaana ay heegan u tahay ka jawaabidda baahiyaha Caafimaad ee imaan kara xilli kasta gaar ahaan inta uu socdo halganka xureynta ee ka socda dhamaan Dalka.
Comments
Post a Comment